spacer
spacer
header
Riyaale VS Sharci
 Guji Garnaqsi Guji Garnaqsi
Audio News
 BBC Somali 04:00 BBC Somali 04:00
 BBC Somali 11:00 BBC Somali 11:00
 BBC Somali 14:00 BBC Somali 14:00
 BBC Somali 18:00 BBC Somali 18:00
 VOANEWS VOANEWS
 Radio Horyaal Radio Horyaal
 Radio Waaheen Radio Waaheen
 Radio Hormuud Radio Hormuud
 Radio Hargeysa Radio Hargeysa
Somaliland Link
Al-Taqwaa
Allaybaday
Aftahan
Awdalnews
Caynaba
Farshaxan
Gabiley
Gaarriye
Golisnews
MALCOLM X
Radio Somaliland
Radio Somaliland Online
Haatuf
Hadhwanaagnews
Halgannews
Hargeysa
Harowo
Hilinkatoosan
Hormoodnews
Hoygasuugaanta
Berbera
Waridaad
Jamhuuriya
Somaliland Org
Somaliland Future
Longlivesomaliland
Somaliland Times
Somaliland Talk
Somaliland News
Kulmiye Info
Saaxil
Sooyaal
Somaliland Poets
Togdheernews
Qarannews

Welcome to Somalilandcenter.com


Home arrow Articles arrow Articles arrow Baaq ay soo saareen waxgaradka iyo aqoonyahanada G/Gabiley iyo waqooyiga G/Hargeysa

Baaq ay soo saareen waxgaradka iyo aqoonyahanada G/Gabiley iyo waqooyiga G/Hargeysa
User Rating: / 4
PoorBest 
Thursday, 10 July 2008
Cumar Darood Xassan

Baaq ay soo saareen waxgaradka iyo aqoonyahanada G/Gabiley iyo waqooyiga G/Hargeysa

 

Waxa Baaqan soo saarey Waxgaradka iyo Odayaasha, Aqoonyahanada iyo Dhalinyaradda ku sugan Dalka Norway ee ka soo jeeda Waqooyiga Hargeysa iyo Gobolka Gabilay. Kuwaas oo canbaareynaya been abuurka iyo dhibaatada loog geystay Dhalinyaradii mudaharaaka saliimka ah qabatey.  

Waa markii saddexaad ee u maamulka madaxweyne Rayaale isku dayo inuu isku dhufto beelaha walaalaha ee gobolka maroodi jeex gaarahan kuwa wada daga caasimada Hargeysa iyo G/Gabilay.

* Dhawr bilood ka hore waxa jiray shaqaaqadii ka dhacday dagaanka Axmed Dhagax, wuxu maamulka dagaanka hargeysa oo u hormood ka yahay maayarka Hargeysa sameyeen isku day in ay magacii xaafaddaasi ABDI IIDAN loogu wanqaley UU ku badalo Sh. Cumar Yussuf, runtii waxa maalmahaasi magaalada hargeysa ka dhacay muhahaaradiyo dhimasho iyo dhaacawba laha, runtii xaalada abuurkaasi waxa ka danbeyay maamulka dagaanka Hargeysa oo rabay in ay labada beelood ee ay labada marxuun ka soo jeedan  food isku galiyaan, taasin may noqon mid u hir gashey maamulka dagaanka Hargeysa

* Waxa iyan maalin dhaweyto magaalada Hargeysa laga soo ururiyay oo TViga Qaranka la hor keenay koox odayaal iyo madaxdhaqameydo sheeganaysa oo dhabarka laga soo taabtey oo la yidhi idinkaa hargeysa lehe dhaha ee Reer Bariyo ka baxa Hargeysa. Taasina waxay runtii aheyd isku day kale xaalad abuur la doonayo in la isku dhufto goboladda
bari iyo kuwa gableed JSL, taasin maynoqon mid u hir gasha maamulkan isaga ah.

* Maantana waxanu aad iyo aad uga xumanahey islamarkaan anu cambareynaynaa in gobolka gabilay lagu shaanbadeeyo Riiga Masallah yaala ee aan hawshiiba aan wali gudan ama dhameystirin in la yidhaahdo gabilay baa u baahan oo loo wada waa nasiib daro iyo been aan soconeyn, taasi waxanu u aragnaa in xaalad cusub laga dhex abuurayo shacabka  gabilay iyo koonfurta Hargeysa taasina maaha mid aanu u dul qaadan karno haddii anu nahey waxgaradka iyo odayaasha iyo dhalinyarada dagaanka waqooyiga hargeysa iyo gobolka gabilay ka soo jeeda ee ku dhaqan dalka Norway.

* WAXANU LEENAHAY MAAMULKA INA RAYAALE UMA BAAHAN SHACABKA GABILAY RIIGAASI masalaha yaal ILA U SOO DHAMEYSTIRAYO HAWSHII LOO IGMADAY O AHEYD INUU BIYO KA DHALIYO KOONFURTA HARGEYSA, WAXA ANAGA NOO FARXAD IYO REEYNEYN noo AH WALAALADayo oo BIYO HELA ILAAHEYNA WAXAANU UGA RAJEYNAYNAA INUU U FUDUDEYO CEELASHAASI OO U SOO BUTAACAAN BIYO IYO BAASINBA, IYO SAMSAM BA, Aamin.

Waxa baaqan soo saarey waxgaradka iyo odayaasha, aqoonyahanad iyo dhalinyaradda ku sugan dalka Norway ee ka soo jeeda Waqooyiga Hargeysa iyo Gobolka Gabilay kuwaaso canbaareynaya been abuurka iyo dhibaatada loog geystay dhalinyaradii mudaharaaka saliimka ah qabatey ee rasaasta iyo ciidanka loo adeegsaday, intii ku dhimatey mudaharaadkaasi waxanu Illaahey uga baryaynaa inuu naxariistii jano ka waraabiyo, waxay ku dhinteen nabar gardaro...

Omar Daarood Xassan
Cabdisalaan Waabeeri
Ali Xassan Xoore
Axmed X. Noor
Axmed M. Madar
Axmed A. Obsiye
Ruusha Cabdillahi
Axmed Gaas
Abdiqadir Cawaale (John)
Ismail Aduur
Abdi koosar
Cali Bulaxan
Hassan Looyar
Cisman Obsiye (Osman Giriig)
Maxamed Tahar Sulub
Ibrahim Daaud
Sulub Ismail
Maxamed Yussuf Guuleed
Maxamed Cuto
Shiine Odawa
Axmed Qorweyne
Abdillahi Abdi
Issa Faraax
Sh. Maxamoud
Hassan waarabecabdi
Cabdixakiim Tahar Sulub
Deeq Cali Xassan Xoore
Maxamoud Koosar
Musa Caduur
Maxamed Jama Yussuf
Maxamed Omar
Rashiid Looyar
Cabdi Noor Xersi
Abdiriixim Ahmed
Abdillahi Abdi (Makaahil)
Abdi Maxamed Madar (Gujis)
Maxamoud Gabyaaye


Qore/Omar Darood Xassan
Norway

spacer
Reference
NSS-tii
--------
Gobolka Gabiley
 Dhul Boob Dhul Boob
 Xasan Ganey Xasan Ganey
 Cabdi Qays Cabdi Qays
 Muj: Ibrahim Maygaag Muj: Ibrahim Maygaag
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Muj:Farxaan Faacuul Muj:Farxaan Faacuul
 Muj: M. Hashi Muj: M. Hashi
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Dr:Duxood Dr:Duxood
 Saleebaan Gaal Saleebaan Gaal
 Samaale Samaale
 Maxamuud Nuur Maxamuud Nuur
 London London
 Cawke Cawke
 Bayaan Bayaan
 Muj. Cashuur Muj. Cashuur
 Muj:Xasan Ciise Muj:Xasan Ciise
 Maxamed Arabay Maxamed Arabay
 Salaadiin Salaadiin
 Xasan_Gadhweyne Xasan_Gadhweyne
Shuronet
 Halkan ka dhageyso Halkan ka dhageyso
Cartoons
Cartoons
Statistics
Visitors: 10003783


Copyright(C) 2002 Somalilandcenter.com
spacer