spacer
spacer
header
Riyaale VS Sharci
 Guji Garnaqsi Guji Garnaqsi
Audio News
 BBC Somali 04:00 BBC Somali 04:00
 BBC Somali 11:00 BBC Somali 11:00
 BBC Somali 14:00 BBC Somali 14:00
 BBC Somali 18:00 BBC Somali 18:00
 VOANEWS VOANEWS
 Radio Horyaal Radio Horyaal
 Radio Waaheen Radio Waaheen
 Radio Hormuud Radio Hormuud
 Radio Hargeysa Radio Hargeysa
Somaliland Link
Al-Taqwaa
Allaybaday
Aftahan
Awdalnews
Caynaba
Farshaxan
Gabiley
Gaarriye
Golisnews
MALCOLM X
Radio Somaliland
Radio Somaliland Online
Haatuf
Hadhwanaagnews
Halgannews
Hargeysa
Harowo
Hilinkatoosan
Hormoodnews
Hoygasuugaanta
Berbera
Waridaad
Jamhuuriya
Somaliland Org
Somaliland Future
Longlivesomaliland
Somaliland Times
Somaliland Talk
Somaliland News
Kulmiye Info
Saaxil
Sooyaal
Somaliland Poets
Togdheernews
Qarannews

Welcome to Somalilandcenter.com


Home arrow Blog arrow Aabo somali ah oo dilay wiilkiisii Oo 2 sano jira

Aabo somali ah oo dilay wiilkiisii Oo 2 sano jira
User Rating: / 0
PoorBest 
Monday, 21 July 2008

Aabo somali ah oo dilay wiilkiisii  Oo 2 sano jira. Magaalada Jonkoping ee dalka Sweden

 

Jonkoping- Waxa saacaddu markii aay ahayd l2.30 habaynimo ee habayn hore soo gaadhay telefonka gargaarka deg dega ah in jaarku maqlay qaylo fara badan. In yar ka dib waxa la arkay hooyo ilmaheedii oo dhintay gacanta ku sida. Waa sida uu qoray jaraaidka ka soo baxay magaalaada Jonkoping ee la yidhaahdo JONKOINGS-POSTEN. Isla markiiba waxaa yimi Abulancekii oo isku dayey in aay badbaadiyaan balse tiisii baa dhamaatay isla halkii buu ku dhintay. Mudo yar ka dib waxaa yimi afar gaadhi oo polis ah. Isla halkaana waxay xidheen abihii dhalay ilmaha yar.

 

Waxa ilaa shalay ilaa maanta la hayaa aabihii oo polisku wax waydiinayey. Wali lama xaqiijin balse dadka qaar waxaa la sheegay in ninka lagu tuhunsan yahay xanuunka dhimirka.

 

Sida uu sheegay looyarka difaacaya ninka loo haysto in uu dilay wiilkiisa 2 da sano jiray, ayaa sheegay in aanu wax faahfaahin ah ka bixin doonin arintan. Ilaa maanta waxaa baadhitaan ka socday gurigii reerku daganaa oo qolada danbi baadhista u xidhnaa.

 

Maanta ayaa kiiskan loo gudbiyey xeerilaaliyaha gobolka, iyaga iyo booliska ayaa isla eegi doona arintan naxdinta leh ee ku soo korodhay jaaliyadda somalida iyo wixii islaam ah ee degen magaaladan Jonkoping . Waxa kaloo aan wali la aasin maydhka wiilkii yaraa oo isna baadhitaan u yaala cisibtalka guud ee Ryhov.

 

Dhammaan Soomaalilada iyo jaarka reerka ag degenba waxay aad uga xun yihiin arrintan fajaca iyo tiiraanyada leh ee ku habsatay reerkan. Dhammaan jaaliyadda Soomaaliyeed ee degan magaladan Jokoping waxay tacsi u dirayaan qoyskii uu ka geeriyooday wiilkaa yar.

 

Wibilaahi Towfiiq

 

Mustafe Ali Wadad

spacer
Reference
NSS-tii
--------
Gobolka Gabiley
 Dhul Boob Dhul Boob
 Xasan Ganey Xasan Ganey
 Cabdi Qays Cabdi Qays
 Muj: Ibrahim Maygaag Muj: Ibrahim Maygaag
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Muj:Farxaan Faacuul Muj:Farxaan Faacuul
 Muj: M. Hashi Muj: M. Hashi
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Dr:Duxood Dr:Duxood
 Saleebaan Gaal Saleebaan Gaal
 Samaale Samaale
 Maxamuud Nuur Maxamuud Nuur
 London London
 Cawke Cawke
 Bayaan Bayaan
 Muj. Cashuur Muj. Cashuur
 Muj:Xasan Ciise Muj:Xasan Ciise
 Maxamed Arabay Maxamed Arabay
 Salaadiin Salaadiin
 Xasan_Gadhweyne Xasan_Gadhweyne
Shuronet
 Halkan ka dhageyso Halkan ka dhageyso
Cartoons
Cartoons
Statistics
Visitors: 10003827


Copyright(C) 2002 Somalilandcenter.com
spacer