spacer
spacer
header
Riyaale VS Sharci
 Guji Garnaqsi Guji Garnaqsi
Audio News
 BBC Somali 04:00 BBC Somali 04:00
 BBC Somali 11:00 BBC Somali 11:00
 BBC Somali 14:00 BBC Somali 14:00
 BBC Somali 18:00 BBC Somali 18:00
 VOANEWS VOANEWS
 Radio Horyaal Radio Horyaal
 Radio Waaheen Radio Waaheen
 Radio Hormuud Radio Hormuud
 Radio Hargeysa Radio Hargeysa
Somaliland Link
Al-Taqwaa
Allaybaday
Aftahan
Awdalnews
Caynaba
Farshaxan
Gabiley
Gaarriye
Golisnews
MALCOLM X
Radio Somaliland
Radio Somaliland Online
Haatuf
Hadhwanaagnews
Halgannews
Hargeysa
Harowo
Hilinkatoosan
Hormoodnews
Hoygasuugaanta
Berbera
Waridaad
Jamhuuriya
Somaliland Org
Somaliland Future
Longlivesomaliland
Somaliland Times
Somaliland Talk
Somaliland News
Kulmiye Info
Saaxil
Sooyaal
Somaliland Poets
Togdheernews
Qarannews

Welcome to Somalilandcenter.com


Home arrow Blog arrow Islaan 104-jir Ku Baratay Qorista iyo Akhriska Islaantan oo ka jawaabaysa su'aal laga waydiiyay ma

Islaan 104-jir Ku Baratay Qorista iyo Akhriska Islaantan oo ka jawaabaysa su'aal laga waydiiyay ma
User Rating: / 1
PoorBest 
Wednesday, 23 July 2008
Andonia Paz Milgar

 

Islaan 104-jir Ku Baratay Qorista iyo Akhriska


Islaantan oo ka jawaabaysa su'aal laga waydiiyay markii ugu horaysay ee ay arintani u suura gashay ayaa

Hargeysa:-Wakaaladda Wararka ee Dalka Germany ayaa dhawaan soo warisay in Haweenay da'' ah oo u dhalatay dalka Pure ee koonfurta qaarada Ameerika ay dedaal badan ka dib ugu danbayntii ku guulaysatay inay wax qorto waxna akhrido.

Haweenaydan oo lagu magacaabo Andonia Paz Milgar oo ah Saqadley ama wadhato da''deeduna tahay 104-jir ay baratay akhriska iyo qoraalka. Haweenaydan oo u waramaysay wakaaladda wararka dalka Germany ee ''DPI'' ayaa sheegtay inay boqol sano ka dib Riyadeedi u rumowday, xiligana ay awoodo inay waxna akhrido waxna qori karto iyada oo aan u bahnayn cid ka caawisa arintaas, islaantan oo hadalkeeda sii wadata ayaa sheegtay in yaraanteedi ay arintani u suurta gali wayday, taas oo ay sabab u ahayd iyada oo ka dhalatay qoys faqiirin ah, ayna ku noolayd xaafadaha ay dadka danyarta ahii dagaan oo aan xiligaa lahayn wax iskuula ah, hasa yeeshee ay imika ka faa'iidaysatay Barnaamijka cusub ee la dagaalanka qoris iyo akhris la''aanta ee dalkaas ka socda.

Waxa kale oo ay islaantani sheegtay in mudo hal sano ka yar ay u suurta gashay inay wax akhrido waxna qorto. Islaantan oo ka jawaabaysa su''aal laga waydiiyay markii ugu horaysay ee ay arintani u suura gashay ayaa sheegtay in markii hore aanay aqoon wax ay xuruuftu u taagan yihiin iyo macnahooda akhris iyo qoraalna warkoodaba daa hasa yeeshee markii ay shan bilood dhiganaysay ay awooday qorista magaceeda, xiligana ay qori karto akhriyina karto dhamaan qoraaladda, hasa yeeshee waxa ay xustay in dhibaato ka haysato dhinaca maqalka, iyada oo tilmaantay in qof da'deeda gaadhay oo 104-jir ahii uu dhagaha iyo indhahaba beelo, laakiinse ay iyadu aad u nasiib badan tahay. Islaantan oo taariikhdeedi nololeed wax laga waydiiyay ayaa sheegtay inay u soo joogtay 8-inqilaab oo ka dhacay dalkeeda iyo dagaalo kala duwan oo wadankeedu la galay dawladdaha dariskiisa ah. Haweenaydan ayaa sheegtay inay u soo joogtay dunida oo aan Tilifishano iyo idaacado aan laga aqoon, dagaalkii labaad ee dunida oo la waydiiyay intay leekayd ayay sheegtay inay 40-jir ahayd, taariikhdaa dheer ee laga waraystay ayaa ahayd mid aad u cajaayib badan hasa yeeshee waxa ay ku faraxsan tahay inay qoraalka iyo qorista baratay boqol iyo sadex sanadood ka dib markii ay dhalatay.


Hassan Hussein Abdillahi(Keefkeef)
Somaliland Education Network
Hargeysa

spacer
Reference
NSS-tii
--------
Gobolka Gabiley
 Dhul Boob Dhul Boob
 Xasan Ganey Xasan Ganey
 Cabdi Qays Cabdi Qays
 Muj: Ibrahim Maygaag Muj: Ibrahim Maygaag
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Muj:Farxaan Faacuul Muj:Farxaan Faacuul
 Muj: M. Hashi Muj: M. Hashi
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Dr:Duxood Dr:Duxood
 Saleebaan Gaal Saleebaan Gaal
 Samaale Samaale
 Maxamuud Nuur Maxamuud Nuur
 London London
 Cawke Cawke
 Bayaan Bayaan
 Muj. Cashuur Muj. Cashuur
 Muj:Xasan Ciise Muj:Xasan Ciise
 Maxamed Arabay Maxamed Arabay
 Salaadiin Salaadiin
 Xasan_Gadhweyne Xasan_Gadhweyne
Shuronet
 Halkan ka dhageyso Halkan ka dhageyso
Cartoons
Cartoons
Statistics
Visitors: 10003752


Copyright(C) 2002 Somalilandcenter.com
spacer