Original Post June/10/2005, Qoraalka waxaanu faafinay June/10/2005
Xuduudkii 1960 ee Gabolka Hargeysa iyo Degmooyinkii uu ka koobnaa.
Doorashada golaha wakiilada oo ku saleyneyd xuduudihii 1960, Komishan ka qaranka oo duudsiyey xuquuqdii muwaadiniinta, waa kan gudoomiyaha komishan Mr Cadami oo ka hadlaya
Isbedelka ay xukuummadda Riyaale ku samaysay Xuduudkii 1960, Taasi oo boob qaawan oo aan geedna loogu soo gaban la gula kacay dadweynaha Gabiley iyo Hargeysa.
Wasaaradda arrimaha gudaha oo soo saartay go’aan ku saylaysan xuduudahan, iyo xisbiga UDUB iyo Kulmiye oo ka jawaabaya go'aankaa.
Go’aankii komishanku ka soo saarey xuduudaha, kaasi oo garab saaraya sida uu Riyaale u rabo.
Mujaahid Mohamed Hashi oo ka hadlay dhulka ka midka ah gobolka Hargeysa oo la raaciyey gobolka Awdal
Mujaahid Farxaan Faacuul oo ka tirsan dadweynaha deegaanka la xeegeynayo ee la duudsiyey.