spacer
spacer
header
Riyaale VS Sharci
 Guji Garnaqsi Guji Garnaqsi
Audio News
 BBC Somali 04:00 BBC Somali 04:00
 BBC Somali 11:00 BBC Somali 11:00
 BBC Somali 14:00 BBC Somali 14:00
 BBC Somali 18:00 BBC Somali 18:00
 VOANEWS VOANEWS
 Radio Horyaal Radio Horyaal
 Radio Waaheen Radio Waaheen
 Radio Hormuud Radio Hormuud
 Radio Hargeysa Radio Hargeysa
Reference
 Xasan Ganey Xasan Ganey
 Muj: Ibrahim Maygaag Muj: Ibrahim Maygaag
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Muj:Farxaan Faacuul Muj:Farxaan Faacuul
 Muj: M. Hashi Muj: M. Hashi
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Dr:Duxood Dr:Duxood
 Dhul Boob Dhul Boob
 Saleebaan Gaal Saleebaan Gaal
 Samaale Samaale
 Maxamuud Nuur Maxamuud Nuur
 London London
 Cawke Cawke
 Bayaan Bayaan
 Muj. Cashuur Muj. Cashuur
 Muj:Xasan Ciise Muj:Xasan Ciise
 Maxamed Arabay Maxamed Arabay
 Salaadiin Salaadiin
 Xasan_Gadhweyne Xasan_Gadhweyne
Somaliland Link
Al-Taqwaa
Allaybaday
Aftahan
Awdalnews
Caynaba
Farshaxan
Gabiley
Gaarriye
Golisnews
MALCOLM X
Radio Somaliland
Radio Somaliland Online
Haatuf
Hadhwanaagnews
Halgannews
Hargeysa
Harowo
Hilinkatoosan
Hormoodnews
Hoygasuugaanta
Berbera
Iftin
Jamhuuriya
Somaliland Org
Somaliland Future
Longlivesomaliland
Somaliland Times
Somaliland Talk
Somaliland News
Kulmiye Info
Saaxil
Sooyaal
Somaliland Poets
Togdheernews
Qarannews

Welcome to Somalilandcenter.com


Home arrow Guji Garnaqsi

Sharciga oo aad u hiilisaa, wuxuu la mid yahay aayahaaga oo aad si run ah uga talisay,
User Rating: / 13
PoorBest 
Tuesday, 13 November 2007

Original Posted 2007-04-30

Qoraaladan waxaan daabacooda bilownay taariikhdan 2007-04-30 .

 

(Guji halkan:  XEERKA NIDAAMKA URURADA & AXSAABTA SIYAASADDA - Xeer N0 14/2000 )

 

 

 (Click here for: THE REGULATION OF POLITICAL ASSOCIATIONS & PARTIES LAW -

LAW NO 14/2000)

Waa kuma golaha jabinaya Sharciga Somaliland? sharcigu ma ka qoranbaa mise waa mid cid gaar ah u adeegaya?  

Jawaabaha su’aalahaas waxaad ka dhex heli kartaa marka aad wada dhageysato dhamaan Codadkan hoos ku sutan, Fadlan waxaan kaa codsanaynaa in aad wada dhageysato, si aad garsoor xalaal ah u garnaqdid, Ogsoonow in go’aankaaga caddaaliga ahi yahay mid muhiim u ah dalka oo dhan. Ee ku dhagayso dhago lab u daloola.

 Xukuumadda Somaliland ayaa dib ugu soo celisay golaha wakiilada Miisaaniyadii 2007

 Golaha wakiilada oo sheegay in aanu jirin qodob dastuuri ah oo madaxweynaha siinaya soo celinta miisaaniyada

 Xubno ka tirsan xisbiga UDUB ee golaha wakiilada oo qabtay shirjaraa’id

 Gudiga dhaqaalaha ee golaha wakiilada oo si mug leh uga hadlay miisaaniyada 2007, iyo waliba mushaharka madaxtooyada iyo madaxweynaha, iyo arimo badan oo muhiim ah.

 Golaha wakiilada oo u gudbinaya maxkamada sare taasi oo xukuumadu u gudbisay dacwad maxkamadda sare.

 

 Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Cabdicasiis Maxamed Samaale oo faahfaahin ka bixinaya isbedelka miisaaniyada iyo sharciga dalku sida uu tilmaamayo.

 Madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale oo warsaxaafadeed ka soo daayey qasriga madaxtooyada,

Madaxweynaha oo aflagaadooyin u gaystay mudanayaal ka tirsan golaha wakiilada, iyo ururka qaran.

 

 

 Gudoomiyaha ku xigeenka koowaad ee golaha wakiilada Cabdicasiis Maxamed Samaale oo jawaab ka bixinaya aflagaadiidii madaxweynaha.

 Gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxman Maxamed ( C\raxman Cirro), oo ku baaqay in aflagaada la joojiyo, wada shaqayna la sameeyo.

 Maxkamada sare oo guda galeysa dacwadii gudiga doorashooyinka ee ka dhaxeysay xukuumada Riyaale iyo golaha wakiilada.

 Dhageysigii dacwedii Riyaale iyo golaha wakiilada.

 

 Go’aanadii maxkamada dacwadii ay guda gashay.

 

 Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada Xuseen Faarax Doodi oo shir jaraa’id ku qabtay caasimada Somaliland Hargeysa.

 Dood ay ku doodayaan golaha wakiilada kala fadhiga Afraad

 

 Madaxweynaha iyo gudoomiyaha golaha wakiilada oo qoraal is weydaarsadey.

 

 Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Mujaahid Axmed Siilaayo oo ka Hadley marxalada dalku marayo.

 

 

 Gudoomiyaha Golaha wakiilada Cabdiraxman Cirro oo sharaxaad ka bixiyey muranka madaxtooyada iyo golaha wakiilada.

 

 Gudoomiyaha golaha wakiilada iyo wafti uu hogaaminayey ayaa war bixin ka siiyey madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale.  

 Ururka Qaran oo ka waramaya xaalada dalka iyo 18 May.

 

 Gudoomiyaha golaha wakiilada waxa uu sharaxaad ka bixiyey  xeerka 19.

 

 

 Madaxweynaha oo wareegto ku soo saarey halgalinta laba xubnood ee kalsoonida ka waayey cod qaadista golaha wakiilada, iyo xeerka uu adeegsadey.

 

 Xildhibaan Maxamed Nuur Caraale (Duur), ahna xildhibaanada UDUB ee golaha wakiilada, ahna xoghayaha gudiga dhaqaalaha ayaa ka waramay xaalada dalka.

 

  Dareenkii ay ka bixiyeen dadweynaha iyo xisbiyada qaranku xadhigii madaxda ururka Qaran.

 

 Suladaamada beesha galbeedka Hargeysa oo ka hadlay xadhiga madaxda ururka Qaran iyo nidaamka ay xukuumadu kula dhaqmayso ummadda ay masuulka ay ka tahay, waxaa ka mid ahaa suldaanada hadlay Suldaan Nuur Sulub Warsame iyo Maxamed Cabdi Arabay.

 Wasiirka arimaha gudaha cabdillahi Ismaciil (Cirro), iyo Xadhigii madaxda ururka Qaran

 Gudiga ku meel gaadhka ah ee ururka Qaran iyo Garabka haweenka ee ururka Qaran iyo waliba xildhibaan Ikran Xaaji Daa’uud oo soo saaray warsaxaafaded

 Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ah gudoomiyaha gudiga arimaha gudaha ee golaha wakiilada, ayaa dardaaran balaadhan u diray dadweynaha Somaliland, kadib markuu madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale uu gabi ahaanba iska laabay sharcigii dalka

 Gudigii dhex-dhexaadinta ee golayaasha Qaran, oo ku dhawaaqay go’aankii ay ka gaadheen khilaafadkii golayaasha

 

 Eragadii dhexdhexaadinta oo ku dhawaaqay in ay soo gabagabeeyeen kana baxeen hawshii ay isku xilsaareen.

 

 Labada Abwaan Gaariye iyo Hadraawi oo ka mid ahaa gudigii ergada dhexdhexaadinta oo shir jaraa’id ku faahfaahinaya gabagabdii hawshii ay galeen iyo waxii ay kala kulmeen hawshaas .

 

 

 Madaxweynaha Somaliland Daahir Riyaale Kaahin oo Ergadii dhexdhexaadinta ku wacad furay, ka dib markuu  fulin waayey 2 qodob ee ergada dhexdhexaadintu ku xukumeen.

 

 

 Gudoomiyaha koowaad ee golaha wakiilada Mudane Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa wareysi toos ah oo dadweynihu khadka telephoneka kula soo hadlayeen.

 

 

 Xoghayaha guud ee xisbiga UDUB Maxamed Ismaciil Bullaale ayaa Radio Horyaal waraysi la yeeshay, ayaa arimo badan oo dhinacya badan taabanaya.

 

 

 Urur siyaasadeedka Qaran,  wasiirkii hore ee Ganacsiga Nuur sheikh Cumar iyo Xubno ka mid ah xisbiga Kulmiye oo ka yimid wadanka UK ayaa ku canbaareeyey Madaxweynaha balanfurka uu ku sameeyey ergadii dhexdhexaadintu.

 

 

 Foos Maxamed Ducaale oo ka mid ah qurba jooga Somaliland ayaa jawaab ka bixinaya una mahadnaqay gudigii dhexdhexaadinta iyo warka ay soo saareen.

 

 

Wali wuu socdaa ee haddii illahay idmo eeg booqashadaada kale...........

 Waxaan moodijirey in madaxdayadu Halkii la'imarshiyo maalkii la'iga dhacay noogu maqan yihiin, .... waa hees uu inoogu luuqaynayo Maxamed Axmed Kuluc.

Wali wuu socdaa ee haddii illahay idmo eeg booqashadaada kale...........

spacer
Shuronet
 Halkan ka dhageyso Halkan ka dhageyso
Polls
Doorashada Somaliland ee sanadka 2008.
  
Cartoons
Cartoons
Statistics
Visitors: 9747693


Copyright(C) 2002 Somalilandcenter.com
spacer