Wareysigan oo taariikhdiisu tahay 30 Sept 2007.
Radio VOA oo wareysi la yeelatay Ahmed Hassan Cawke, kadib markuu ka tagay BBC kana mid noqday wariyaasha VOA . halkan ka dhageyso wareysiga Cawke oo aad u xiiso badan.