Guji qoraalkan si aad u dhagaysato, Salaadiinta Somaliland qaar ka mid ah oo si gooni-gooni ah uga hadlay xaalada Somaliland. Suldaamada ka hadlay waxaa ka mid ah, Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar, Suldaan Ismaaciil Xaaji Xasan.iyo Suldaan Muuse Suldaan Cilmi Dugsiiye.