spacer
spacer
header
Riyaale VS Sharci
 Guji Garnaqsi Guji Garnaqsi
Audio News
 BBC Somali 04:00 BBC Somali 04:00
 BBC Somali 11:00 BBC Somali 11:00
 BBC Somali 14:00 BBC Somali 14:00
 BBC Somali 18:00 BBC Somali 18:00
 VOANEWS VOANEWS
 Radio Horyaal Radio Horyaal
 Radio Waaheen Radio Waaheen
 Radio Hormuud Radio Hormuud
 Radio Hargeysa Radio Hargeysa
Reference
 Xasan Ganey Xasan Ganey
 Muj: Ibrahim Maygaag Muj: Ibrahim Maygaag
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Muj:Farxaan Faacuul Muj:Farxaan Faacuul
 Muj: M. Hashi Muj: M. Hashi
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Dr:Duxood Dr:Duxood
 Dhul Boob Dhul Boob
 Saleebaan Gaal Saleebaan Gaal
 Samaale Samaale
 Maxamuud Nuur Maxamuud Nuur
 London London
 Cawke Cawke
 Bayaan Bayaan
 Muj. Cashuur Muj. Cashuur
 Muj:Xasan Ciise Muj:Xasan Ciise
 Maxamed Arabay Maxamed Arabay
 Salaadiin Salaadiin
 Xasan_Gadhweyne Xasan_Gadhweyne
Somaliland Link
Al-Taqwaa
Allaybaday
Aftahan
Awdalnews
Caynaba
Farshaxan
Gabiley
Gaarriye
Golisnews
MALCOLM X
Radio Somaliland
Radio Somaliland Online
Haatuf
Hadhwanaagnews
Halgannews
Hargeysa
Harowo
Hilinkatoosan
Hormoodnews
Hoygasuugaanta
Berbera
Iftin
Jamhuuriya
Somaliland Org
Somaliland Future
Longlivesomaliland
Somaliland Times
Somaliland Talk
Somaliland News
Kulmiye Info
Saaxil
Sooyaal
Somaliland Poets
Togdheernews
Qarannews

Welcome to Somalilandcenter.com


Home arrow Blog arrow Maanta oo Madaxdii QARAN la shireen Lord Avebury

Maanta oo Madaxdii QARAN la shireen Lord Avebury
User Rating: / 0
PoorBest 
Saturday, 03 May 2008

 

Maanta oo Madaxdii QARAN la shireen Lord Avebury

Waxaamaanta Lord Avebury la shiray  Mohamed Hashi Elmi & Jamaal CaydiidIbrahim oo ah hogaanka Urur-siyaasadeedka  QARAN . Jawiga shirka ayaaku bilaabmay si ay ku jirto dareen xoog iyo xoog u qaali ah kaasoo kadhashay inay farxad wayn u ahayd dhamaan dhinacyadii shirkan joogtayinay xoriyadda labadan masuul tahay guul  dimuquraadiyadda Somaalilandu soo kordhay. Waxaa shirkaa hadal soo dhaweynay ah ku bilaabay  LordAvebury oo ugu mahad naqay masuuliyiinta Qaran dadaalka ay u soo mareendimuqraadiyada Somaliland iyagoo  la soo kulmay caqabodo aad u adag. Ujeedadooduna tahay sidii loo sii kobcin lahaa dimuquraadiyaddacurdinka ah ee ummadda reer Somaliland yagleeshay. Qun yar socodkaadimuquraadiyadeed oo noqotay kan sharafta iyo qadarinta  Somalilandcaalamka kaga heshay.

Madaxda Qaran iyo Lord Avebury

 

 LabadaMudane waxay si weyn uguga mahadnaqeen Lord Avebury  qaybta weyn ee uuka qaatay guud ahaan qadiyadda Somaliland iyo soo dayntoodii wakhtigiiay xidhnaayeen. Iyaga oo tilmaamay waxa kaliya ee ay rabaan in ay tahayama ay u aasaaseen ururkoodu in uu yahay sidii dimuquraadiyadda Somaliland ay u sii kobci lahayd.

 

Waxaashirkaa si weyn loogu falanqeeyey  sababaha keenay in aanay ururkoodaloogu ogolaan inay ka qayb qaataan doorashooyinka dalka ka qabsoomidoona dhawaan   iyo sababaha  keenay inaan illaa iminka loo ogolaaninay si dimuquraadiyad ah u dhameeyaan qadiyadooda. Waxaa laysla gartayin xoog loo sii eego sababta distuurka looga booday lana hagaajiyoarimahaas si aanay dimuquraadiyadda Somaliiland  khalkhal u gelinmustaqbalka. Arimo badan baa meel la isla dhigay una baahan in loodhameeyo sida ugu dhakhsaha badan.

 

 Waxaalabadaa Mudane la socday Marwo Lulu Farah, Dr Ahmed Mohamed iyo Ahmed Ibrahim Kadleye oo ka kala socday ururada SIRAG UK, Article 32, Somaliland Overseas iyo ururo kale.

 

Waxaamaanta farxad wayn u ahay martidii  shirkaa joogya maadaama dimuquraadiyada iyo freedom of speech-ku ama xoriyatul qawl oo uu yahaytiirka ay Somaliland dimuqraadigeedu ku dhisan tahay ujeedadasocdaalkooduna ay ku yimaadeen dalkan Ingiriisku wuxuu ku saabsanaasidii ay ugu mahadniqi lahaayeen saaxiibada Somaliland (friends ofSomaliland ) qaybta weyn ee ay ka qaateen xoriyadooda wakhtigii ayxidhnaayeen iyo guud ahaanba taageerada ballaadhan ee ay marwalba lagarab taagan yihiin  Somalilanda.

Dr Gaboose iyo  Injineer Maxamed Xaashi

 MasuuliyiintaQaran waxay mahadnaq diiran u soo gudbiyeen dhamaan ururadii soocasuumay iyo friends of Somaliland. Iyada oo Shirarka ay la leeyihiinBulshada reer Somaliland , ururada iyo masuuliyiin kaleba halkaa ugasii socon doono dalka Ingiriiska inta ay joogaan. Insha'Allah waanuidinla soo socodsiin shirarka danbe siday u dhacaan

Ahmed Ibrahim Kadleye on behalf of the meeting delegates.


Somaliland Overseas

 

spacer
Shuronet
 Halkan ka dhageyso Halkan ka dhageyso
Polls
Doorashada Somaliland ee sanadka 2008.
  
Cartoons
Cartoons
Statistics
Visitors: 9749259


Copyright(C) 2002 Somalilandcenter.com
spacer