spacer
spacer
header
Riyaale VS Sharci
 Guji Garnaqsi Guji Garnaqsi
Audio News
 BBC Somali 04:00 BBC Somali 04:00
 BBC Somali 11:00 BBC Somali 11:00
 BBC Somali 14:00 BBC Somali 14:00
 BBC Somali 18:00 BBC Somali 18:00
 VOANEWS VOANEWS
 Radio Horyaal Radio Horyaal
 Radio Waaheen Radio Waaheen
 Radio Hormuud Radio Hormuud
 Radio Hargeysa Radio Hargeysa
Reference
 Xasan Ganey Xasan Ganey
 Muj: Ibrahim Maygaag Muj: Ibrahim Maygaag
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Muj:Farxaan Faacuul Muj:Farxaan Faacuul
 Muj: M. Hashi Muj: M. Hashi
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Dr:Duxood Dr:Duxood
 Dhul Boob Dhul Boob
 Saleebaan Gaal Saleebaan Gaal
 Samaale Samaale
 Maxamuud Nuur Maxamuud Nuur
 London London
 Cawke Cawke
 Bayaan Bayaan
 Muj. Cashuur Muj. Cashuur
 Muj:Xasan Ciise Muj:Xasan Ciise
 Maxamed Arabay Maxamed Arabay
 Salaadiin Salaadiin
 Xasan_Gadhweyne Xasan_Gadhweyne
Somaliland Link
Al-Taqwaa
Allaybaday
Aftahan
Awdalnews
Caynaba
Farshaxan
Gabiley
Gaarriye
Golisnews
MALCOLM X
Radio Somaliland
Radio Somaliland Online
Haatuf
Hadhwanaagnews
Halgannews
Hargeysa
Harowo
Hilinkatoosan
Hormoodnews
Hoygasuugaanta
Berbera
Iftin
Jamhuuriya
Somaliland Org
Somaliland Future
Longlivesomaliland
Somaliland Times
Somaliland Talk
Somaliland News
Kulmiye Info
Saaxil
Sooyaal
Somaliland Poets
Togdheernews
Qarannews

Welcome to Somalilandcenter.com


Home arrow Articles arrow Articles arrow TACSI TIIRAANYO LEH, PROF. SICIID MEYGAAG SAMATAR

TACSI TIIRAANYO LEH, PROF. SICIID MEYGAAG SAMATAR
User Rating: / 3
PoorBest 
Thursday, 08 May 2008

tacsi

Tacsiyaha, Prof. marxuum Siciid Meygaag Samatar


 

TACSI TIIRAANYO LEH, PROF. SICIID MEYGAAG SAMATAR

UHWA USA Waxay tacsi hawada u Marinsaa Prof. Siciid MEYGAAG SAMATAR
oo maanta oo bisha May tahay 7 ku geeriyaday San Jose ee gobalka California ee wadanka maraykanka, Mujaahid Said Maygaag Samatar, wuxuu tageero weyn u hayay Marshruuca kheryrka ah ee UHWA wado.
 
Waxaan anaga oo ku hadlayna magaca dhamaan UHWA dibadda iyo gudaba aanu Tacsi u diraynaa,
dhamaan ehelkii iyo asxaabtii uu ka tagay Marxuun, Siciid.
Waxa aanu Ilaahay uuga baaryaynaa marxuumka naxariis iyo danbi dhaaf eheledii iyo asaxaabtii uu ka baxayna aduunka meelkasto oo ay joogaan samir iyo imaan ha ka siiyo.
Innaa lillaah wa innaa ilayhi raajicuun.

UHWA, USA

 

__________________________________________________ 

 

Anigoo ku hadlaaya magaca Jaaliyadda Soomaliland ee Wales,kan xaaskeyga Amal Cumar Carte iyo magaca Reer Cabdi Carwo , waxaan tacsi u dirayaa xaaska, ubadka, walaalada,  ehelka, qaraabada, uu ka geeriyooday Aqoonyahanka weyne Siciid Meygaag Samatar oo shalay Arbaca 07/05/08 ku geeriyooday San Jose, California USA. INNA LILAA WA INAA ILLAYHI RAAJACUUN. Waxaan sidoo kale uga tacsiyadeynayaa shacbi weynha Soomaliland ee uu ka baxay Mujaahid weyn oo ku soo kifaaxay aqoontiisa.

 
  Marxuum Prof. Saciid Meygaag Samatar waxuu ahaa aqoonyahan, halgamaa ah, mujaahid aan waxba ka hagran ummadiisa xiligii halganka iyo dibu dhiskii dalkaba. Waxuu qayb libaax ka qaatay aasaaska urur weynaha SOPRI ee u tafaxaydan kobcinta horumarka bulsho-dhaaqn-dhaqaale ee dalka hooyo. Waxuu ahaa udub-dhexaadka abaabulka shirweyne-sanadlaha ah ee SOPRI, laguna lafoguro wadciga dalka ka jira iyo xal u helidda mashaakilka siyaasadeed, dhaqaale iyo dhaqanba.  
 
Waxa maanta Soomaliland ka baxay xidig ka dhex muuqday bulshada, oo u hibeeyey aqoontiisa si hagar la,aan ah, isagoon cidna abaal iyo manfac ka rabin. Waxuu ahaa nin af gaaban, gacan furan oo ficilkiisu taabtay darafyada dalka. Waa mataal ku yar ummadeena, waxaana waajib ah in xus iyo qadaris loo sameeyo.
 
Waxaan Illaahay uga baryayaa inuu ku mannaysto jannatul fardows, dhammaanteena  samir iyo iimaan.


Axmed Carwo
Guddoomiyaha
Jaaliyadda Somaliland Wales
Cardiff

 

__________________________________________________

 

Innaa lilaahi waa innaa ilayhi raajicuun
Illahay naxareestiisa janno ha siiyo Saciid Maygaag Samatar, intu ka tagayna samir iyo imaan Allah ha ka siiyo.
si gaara waxaan u tacsiyadaynayaa, Ibrahim Maygaag Samatar.
 
Ibrahim Mead

 

__________________________________________________

 

انا للة وانا الية راجعون : Inaa Lilaa Wa Inaa Ilayhi Raajacuun

Marxuum Siciid Maygaag Samater oo ku geeryooday Shalay , California -

USA.

Marxuum Saciid Maygaag Samatar wuxuu ahaa hal yey magac iyo maamuus ku leh Jaaliyadda Somaliland ee Waqooyiga Amerika, isla markaana ahaa gudoomiyihii iyo aasaasihii ururka SOPRI. Waxan Ilaahay ka baryeynaa inuu Marxuumka Janadii fardoosaad ka Waraabiyo, inagana samir iyo iimaan inaga siiyo. Aamiin - Aamiin – Aamiin. Waxaa tacsi u diraya qoyskii iyo qarbadii uu ka geeriyooday, dadka hoos ku qoran.

1- Mohamed Biixi yoonis

2- Mohamed Haji Saeed

3- Dr Ahmed Hussein Isa

4- Abdi Hussein Isa

5- Ali yonis (Batuun)

6- Dr Hussein abdillahi Bulxan

7- Mohamed Hashi Maal

8- Mohamed Hussein Askar

9- Mahamud Abdi Elmi

10- Ahmed Ali Sabeyse

11- Abdihakim Haji Saeed

12- Deqa Arab Essa

13- Hassn yonis

14- Dr Mawlid Balayax

15- Abdiaziz Jamac badawi

16- Ali omar Hassan

17- Mahamoud Haji Ali

 

Abdihakim Saeed

 

 


 

 

spacer
Shuronet
 Halkan ka dhageyso Halkan ka dhageyso
Polls
Doorashada Somaliland ee sanadka 2008.
  
Cartoons
Cartoons
Statistics
Visitors: 9749363


Copyright(C) 2002 Somalilandcenter.com
spacer