spacer
spacer
header
Riyaale VS Sharci
 Guji Garnaqsi Guji Garnaqsi
Audio News
 BBC Somali 04:00 BBC Somali 04:00
 BBC Somali 11:00 BBC Somali 11:00
 BBC Somali 14:00 BBC Somali 14:00
 BBC Somali 18:00 BBC Somali 18:00
 VOANEWS VOANEWS
 Radio Horyaal Radio Horyaal
 Radio Waaheen Radio Waaheen
 Radio Hormuud Radio Hormuud
 Radio Hargeysa Radio Hargeysa
Somaliland Link
Al-Taqwaa
Allaybaday
Aftahan
Awdalnews
Caynaba
Farshaxan
Gabiley
Gaarriye
Golisnews
MALCOLM X
Radio Somaliland
Radio Somaliland Online
Haatuf
Hadhwanaagnews
Halgannews
Hargeysa
Harowo
Hilinkatoosan
Hormoodnews
Hoygasuugaanta
Berbera
Waridaad
Jamhuuriya
Somaliland Org
Somaliland Future
Longlivesomaliland
Somaliland Times
Somaliland Talk
Somaliland News
Kulmiye Info
Saaxil
Sooyaal
Somaliland Poets
Togdheernews
Qarannews

Welcome to Somalilandcenter.com


Home arrow Articles arrow Articles arrow Gabay:Waayadan Mukhtaarow Ma Marin Maansadii Oo Waan Ka Saahidaye

Gabay:Waayadan Mukhtaarow Ma Marin Maansadii Oo Waan Ka Saahidaye
User Rating: / 3
PoorBest 
Tuesday, 13 May 2008
Iid Axmed Caalin
Hargiesa, Somaliland


 

 

  •  Waayadan Mukhtaarow Ma Marin Maansadii Oo Waan Ka Saahidaye
  •  Magaan Waliba Goortuu Tirshee Maydhay Quruxdeeda
  •  Markii Marduuf Qaadiyo Mijin Lagu Raadshay baan Maanacoo Nacaye
 
  •  Caawana Waxuun Bay Baxee Bayd Ma Tiriyeene
  •  Masalooyin Dhawraan Rabaa Inaan Ku Muujaaye
  •  Macnihiisa Guudiyo Markaan Sheego Midhihiisa
 
  •  Ruuxiii Maqlaa Waa Hubaal Inuu Murug La Ciishoone
  •  Mala Awaaliyo kuma Jiraan Been Maanka Didiyaaye
  •  Mugdi Iyo Cadaan Taariiikhi Miduun Bay Qortaa Abide 
  • Mustaqbalkaanay Sheegtaa Ninkii Meel Xun Kaga Yaale

  •  Aan ku Magac Dhabee Rayaalow Maxaa Aafo Kugu Meersan
  •  Rabi Meesha Kaa Saar Maxaa Godobo Kaa Muuqda
  •  Jeelkaa Madheera Iyo Dar Kale Intaad Maati Ku Xareysay 
  •  Muuminiin Maxaad Uus Xabaal Miidhan Ku Xasuuqday


  •  Midigtaadu Maxay Ruux Dishoo Maydad Kugu Duugan
  •  Maxaad Mashaqo Dhibliyo Gaysatay Xaajo Laga Maago
  •  Iyadoon Cidina Kaa Mag Dhaban Waxaad Fashay Masiibooyin
  •   Oon Maxkamadi Kugu Xukumin Toogashiyo Maadhar
     
    • In Masuul Laguu Doorto Ood Gaadho Madaxweyne
    • Ood Wadanka Maamushaa Waa Mushkilad Weyne
    • Mujaahidiintii Dalkuba Iyagoon Maalin Ka Qadaynin
  •  Xalwadii Inaad Muud Muudsatood Malabkii Leef-Leefto
  •  Maandeeqna Kelidaa Jaqdaa Waa Mushkilad Weyne
  •  Hayeeshee Wixii Mawluhu Qoraan Cidi Majiirayne
 
  •  In Kastoo Mansab Sare Laguu Doortay Iyo Jago La Maamuuso
  •  Xilku Meerto Weeyoo Majiro Rayaalow Ruux Mulkiyayaaye
  •  Xiligii Sharcigu Meeleeyay Een Mooganayn Cidina
  •   Waa May Dhexdeedee Markay Gaadho Mudadaasi
 
  •  Hadii Aanad Milgaa Dhawrinoo Mirir Kusii Dhaafto
     
    • Ood Maalmo Sii Joog Tidhaa Waxa Dhici Madaafiice
    • Rag macangagiinta laayoo maaginbaa kiciye
 
  •  Madaxtooyaday Kuugu Iman Maalin Gelinkeede
  •  Iyagoo Mintida Ayay Rasaas Meesha Ku Asqayne
  •  Marag Madoon Weeye Inaan Cududi Moosayne
 
  •  Rayaalow Intaan Lagugu Kicin Kursiga Muuna Ku Wareeji
  •  Ministaradu Waxay Kugu Hodaan Sheeko Macanaase
  •  Mar Uun Rasmiga U Noqo Oo Maare Kale Raadi
  •  Maangaabyada Talo Xumaa Laga Macaashaaye

  • Golihii Is Magacaabay Ee Muranka Weyn Keenay
  •  Guurtidan Maqaar Saaridii Marinka Yay Kaa Leexin
  •  Maskax Fiican Hadaad Leedahoo Miyirku Kuu Joogo
  •  Maslaxad Lagu Badbaaduu Rabaa Maanta Wadankeenu


Iid Axmed Caalin
Hargeysa, Somaliland

spacer
Reference
NSS-tii
--------
Gobolka Gabiley
 Dhul Boob Dhul Boob
 Xasan Ganey Xasan Ganey
 Cabdi Qays Cabdi Qays
 Muj: Ibrahim Maygaag Muj: Ibrahim Maygaag
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Muj:Farxaan Faacuul Muj:Farxaan Faacuul
 Muj: M. Hashi Muj: M. Hashi
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Dr:Duxood Dr:Duxood
 Saleebaan Gaal Saleebaan Gaal
 Samaale Samaale
 Maxamuud Nuur Maxamuud Nuur
 London London
 Cawke Cawke
 Bayaan Bayaan
 Muj. Cashuur Muj. Cashuur
 Muj:Xasan Ciise Muj:Xasan Ciise
 Maxamed Arabay Maxamed Arabay
 Salaadiin Salaadiin
 Xasan_Gadhweyne Xasan_Gadhweyne
Shuronet
 Halkan ka dhageyso Halkan ka dhageyso
Cartoons
Cartoons
Statistics
Visitors: 9875402


Copyright(C) 2002 Somalilandcenter.com
spacer