spacer
spacer
header
Riyaale VS Sharci
 Guji Garnaqsi Guji Garnaqsi
Audio News
 BBC Somali 04:00 BBC Somali 04:00
 BBC Somali 11:00 BBC Somali 11:00
 BBC Somali 14:00 BBC Somali 14:00
 BBC Somali 18:00 BBC Somali 18:00
 VOANEWS VOANEWS
 Radio Horyaal Radio Horyaal
 Radio Waaheen Radio Waaheen
 Radio Hormuud Radio Hormuud
 Radio Hargeysa Radio Hargeysa
Somaliland Link
Al-Taqwaa
Allaybaday
Aftahan
Awdalnews
Caynaba
Farshaxan
Gabiley
Gaarriye
Golisnews
MALCOLM X
Radio Somaliland
Radio Somaliland Online
Haatuf
Hadhwanaagnews
Halgannews
Hargeysa
Harowo
Hilinkatoosan
Hormoodnews
Hoygasuugaanta
Berbera
Waridaad
Jamhuuriya
Somaliland Org
Somaliland Future
Longlivesomaliland
Somaliland Times
Somaliland Talk
Somaliland News
Kulmiye Info
Saaxil
Sooyaal
Somaliland Poets
Togdheernews
Qarannews

Welcome to Somalilandcenter.com


Home arrow Gobolka Gabiley

Dabaaldegga Gabiley lagu qabtay, ma yahay kii loo baahnaa?
User Rating: / 15
PoorBest 
Monday, 26 May 2008

Mukhtar Xirsi Xasan

Bristol, UK.

 

 

 

 

 

 

Durmaanka maanta ka baxayey Gabiley oo aanay fahmin sababta keentay dadkii deegaanka Gabiley, haddii ay dhab inaga tahay Somaliland iyo dastuurkii aan u codeyney xuquuqdii dadweynaha nawaaxiga Gabiley meel ayaa laga dhacay, Gabiley ma rabto wax aanay xaq u lahay, mana rabto in ay lumiso xuquuqdeeda.

  

Haddii aan ku hadleyno runta iyo daacadnimada, waxaan arkayaa oo aan aaminsanay in kooxda durmaanka tumeysaa ay lumiyeen xuquuqdoodii marka ay qaateen DEGMADA GARBODARAR HA KA MID NOQOTO GOBOLKA SALAL (SAYLAC), LUGHAYINA GOBOLKA AWDAL, aqliga iyo garashada noocaas ah waa mid aan loo dulqaadan doonin, kooxdaas oo taariikhda Gabiley kaga qormi doonta baal Madow.

 

Qoraalkan ugumaan talo galin in uu dheeraado, waayo? Hadal la is yidhaa wuu hadhay markay taagantahay aqliyada noocan ah, ee waxaan dadweynaha inta aan aqoon u lahay dalka iyo dhulka aan u soo bandhigayaa laba (Maps) khariiradood oo kala ah, mid ah ka gobolka dhabta ah ee Gabiley doonaysay, iyo kan kale oo ah midka durmaankiisa aad maqlaysaan.

 

 

GOBOLKA DHABTA AH EE GABILEY DOONEYSAY EE AY XAQQA U LEEDAHAY

 

 

 

 

DURMAANKA AAD MAQLEYSAAN, IYO GOBOLKA KOOXDA AW RIYAALE EE GABILEY.

 

 

Mukhtar Xirsi Xasan

Bristol, UK.

spacer
Reference
NSS-tii
--------
Gobolka Gabiley
 Dhul Boob Dhul Boob
 Xasan Ganey Xasan Ganey
 Cabdi Qays Cabdi Qays
 Muj: Ibrahim Maygaag Muj: Ibrahim Maygaag
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Muj:Farxaan Faacuul Muj:Farxaan Faacuul
 Muj: M. Hashi Muj: M. Hashi
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Dr:Duxood Dr:Duxood
 Saleebaan Gaal Saleebaan Gaal
 Samaale Samaale
 Maxamuud Nuur Maxamuud Nuur
 London London
 Cawke Cawke
 Bayaan Bayaan
 Muj. Cashuur Muj. Cashuur
 Muj:Xasan Ciise Muj:Xasan Ciise
 Maxamed Arabay Maxamed Arabay
 Salaadiin Salaadiin
 Xasan_Gadhweyne Xasan_Gadhweyne
Shuronet
 Halkan ka dhageyso Halkan ka dhageyso
Cartoons
Cartoons
Statistics
Visitors: 10003992


Copyright(C) 2002 Somalilandcenter.com
spacer