spacer
spacer
header
Riyaale VS Sharci
 Guji Garnaqsi Guji Garnaqsi
Audio News
 BBC Somali 04:00 BBC Somali 04:00
 BBC Somali 11:00 BBC Somali 11:00
 BBC Somali 14:00 BBC Somali 14:00
 BBC Somali 18:00 BBC Somali 18:00
 VOANEWS VOANEWS
 Radio Horyaal Radio Horyaal
 Radio Waaheen Radio Waaheen
 Radio Hormuud Radio Hormuud
 Radio Hargeysa Radio Hargeysa
Somaliland Link
Al-Taqwaa
Allaybaday
Aftahan
Awdalnews
Caynaba
Farshaxan
Gabiley
Gaarriye
Golisnews
MALCOLM X
Radio Somaliland
Radio Somaliland Online
Haatuf
Hadhwanaagnews
Halgannews
Hargeysa
Harowo
Hilinkatoosan
Hormoodnews
Hoygasuugaanta
Berbera
Waridaad
Jamhuuriya
Somaliland Org
Somaliland Future
Longlivesomaliland
Somaliland Times
Somaliland Talk
Somaliland News
Kulmiye Info
Saaxil
Sooyaal
Somaliland Poets
Togdheernews
Qarannews

Welcome to Somalilandcenter.com


Home arrow Articles arrow Articles arrow Miyuu Sharciyoobey Xilkii madaxwenuhu intii aad kulanteen ka dib?

Miyuu Sharciyoobey Xilkii madaxwenuhu intii aad kulanteen ka dib?
User Rating: / 0
PoorBest 
Sunday, 08 June 2008

Amina Hagi Mohamoud

Goljanno, Hargeisa

Waxaan ahay taageeraha ugu weyn Xisbiga xalaasha ah ee Kulmiye, waxaan ugala jeedaa taageeraha ugu weyn, waxa u ii la mid halbowlaha dhiigeyga waraabiya iyo mustaqbalka ummadeydan.

Maanta mujaahidiintii iyo geesiyaashii waxaan ka rabaa jawaab ii cuntanta, taas oo dareenkeeda aan la wadaago taageereyaal badan oo kale.

Mudaddii sharciga ahayd ee xilka madaxweynuhu uu dhamaadey, guurtiduna waxa ay adeegsatey qodobka 83aad farqadiisa shanaad, kaas oo adeegsigiisu ahaa been iyo axdi darro cad oo lagula kacay ummaddan, waxa laga wada dheregsanaa in shaxda Riyaale loo jeexey ee Cawil abaanka looga dhigey u ku salaysnaa in aan doorasho la qaban, laguna baajiyo farsamooyin sharciga iyo islaamnimada ka fog sida balan qaadis aan la fulineyn, shaqada oo la dhabar jebiyo iwm.

Waxa aan idiinka rabaa maanta in aad Muj, Axmed Siilaanyo, Muse Biixi iyo Abdikadir iga soo qancisaan jawaabta su’aashan.

Miyuu Sharciyoobey Xilkii Madaxweynuhu ka dib intii aad kulanteen?

Sifehee buu ku sharciyoobey in aad uga aamustaan in aad ku dhawaaqdaan sharci daruu ku fadhiyaa?

Maxaa ku aaminteen Riyaale iyo Cawil in ay idiinla fuliyaan axdi aad la saxeexateen?

Nimaad taqaan kumaa tahay lama yidhaahdo? Waayo ragaas waa taqaaniin, ummaduna waa taqaan,Waxaan ka baqeyaa in aad ku dhawaaqdaan kelmadaha aanu dooneyno, waqti ciyi waa ka beryey.

Amina Hagi Mohamoud

Goljanno Hargeisa

spacer
Reference
NSS-tii
--------
Gobolka Gabiley
 Dhul Boob Dhul Boob
 Xasan Ganey Xasan Ganey
 Cabdi Qays Cabdi Qays
 Muj: Ibrahim Maygaag Muj: Ibrahim Maygaag
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Muj:Farxaan Faacuul Muj:Farxaan Faacuul
 Muj: M. Hashi Muj: M. Hashi
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Dr:Duxood Dr:Duxood
 Saleebaan Gaal Saleebaan Gaal
 Samaale Samaale
 Maxamuud Nuur Maxamuud Nuur
 London London
 Cawke Cawke
 Bayaan Bayaan
 Muj. Cashuur Muj. Cashuur
 Muj:Xasan Ciise Muj:Xasan Ciise
 Maxamed Arabay Maxamed Arabay
 Salaadiin Salaadiin
 Xasan_Gadhweyne Xasan_Gadhweyne
Shuronet
 Halkan ka dhageyso Halkan ka dhageyso
Cartoons
Cartoons
Statistics
Visitors: 10003988


Copyright(C) 2002 Somalilandcenter.com
spacer