|
Innaa lilaah wa innaa ilayhi raajicuun! Anagoo ah Jaaliyadda kala Degan dalalka : Uk, Canada, iyo Somaliland, waxaan tacsi u diraynaa dhammaan ehelka, ubadka, reerkii, tafiirta, asxaabtiisa, iyo dhammaan inta nolasha ku taqaanay Marxuum-ka Dayib Aw Cali oo bisha June 7. 2008 ku geeriyooday magaalada Gabiley, Somaliland. Waxaanu Tacsidan si gaara ugu diranaa: dhamaan ilma Dayib Aw Cali iyo ilma Mowliid Aw Cali, reer Cabdiqaadir (Haad) Aw Cali, reer Cabdi Aw Cali, ilma Ibraahim Aw Cali , iyo reer Aw Cali oo dhan. waxaanu ILLAHAY uga baryaynaa dambi dhaaf iyo inuu ku manaysto janadiisa fardowsa, dhammaanteena uu samir iyo iimaan innaga siiyo.Aamiin. amiiiiiiiiiiiiiiiiin, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin. Dadka Tacsida diraya. 1. Nuux Asker Caateeye 2. Muxumed Xirsi Xasan iyo Xaaskiisa 3. Xuseen Cali Amaan iyo Xaaskiisa 4. Mukhtar Xirsi Xasan 5. Xasan Cali Amaan iyo Xaaskiisa 6. Ismaaciil Xirsi Qalinle iyo Xaaskiisa 7. Cabdiwahaab Cumar Sheekh iyo Xaaskiisa 8. Keenodiid Cali Amaan iyo Xaaskiisa 9. Siciid Xirsi Qalinle iyo Xaaskiisa 10. Cumar Qiyaas 11. Axmed Cali Ileeye iyo Xaaskiisa 12. Muxumed Jaamac Iyo Xaaskiisa 13. SamSam Cali Amaan iyo reerkeeda 14. Amir Ali Aman 15. Xuseen Aaden Cige iyo Xaaskiisa. |