spacer
spacer
header
Riyaale VS Sharci
 Guji Garnaqsi Guji Garnaqsi
Audio News
 BBC Somali 04:00 BBC Somali 04:00
 BBC Somali 11:00 BBC Somali 11:00
 BBC Somali 14:00 BBC Somali 14:00
 BBC Somali 18:00 BBC Somali 18:00
 VOANEWS VOANEWS
 Radio Horyaal Radio Horyaal
 Radio Waaheen Radio Waaheen
 Radio Hormuud Radio Hormuud
 Radio Hargeysa Radio Hargeysa
Somaliland Link
Al-Taqwaa
Allaybaday
Aftahan
Awdalnews
Caynaba
Farshaxan
Gabiley
Gaarriye
Golisnews
MALCOLM X
Radio Somaliland
Radio Somaliland Online
Haatuf
Hadhwanaagnews
Halgannews
Hargeysa
Harowo
Hilinkatoosan
Hormoodnews
Hoygasuugaanta
Berbera
Waridaad
Jamhuuriya
Somaliland Org
Somaliland Future
Longlivesomaliland
Somaliland Times
Somaliland Talk
Somaliland News
Kulmiye Info
Saaxil
Sooyaal
Somaliland Poets
Togdheernews
Qarannews

Welcome to Somalilandcenter.com


Home arrow Articles arrow Articles arrow LIXDA GOBOL EE WAAWEYN, TALO KU SOCOTA IYO XANTOODA.. Qaybtii 3aad

LIXDA GOBOL EE WAAWEYN, TALO KU SOCOTA IYO XANTOODA.. Qaybtii 3aad
User Rating: / 0
PoorBest 
Saturday, 14 June 2008
SACAD CIISE CUMAR

 

LIXDA GOBOL EE WAAWEYN, TALO KU SOCOTA IYO XANTOODA.. qaybtii 3aad 

Marka hore waxaan salaamayaa dhamaan shacabka xalaasha ah ee reer s/land meelkasta oo ay joogaan marka xigta waxaan salaan gaara siinayaa bahda saxaafada kala duwan ee wadanka s/land laga leeyahay ee markasta ku dadaala in ay dadka guda iyo debeda wixii wara ee ay wadanka ka hayaan iyo caalamkaba u soo gudbiyaan…

Dhamaan shacabka dega dalka jamhuuriyada Somaliland waxa ka dhexeeya dalka diinta hadalka ama af somaliga oo waxaynu nahay dalka kaliya ee aan lahayn laba ama sadex luuqadood sida dalalka inala jaarka ah..

Waxaase jirta kala duwanaansho dhinacyo badan leh kuwaas oo intooda badan la bartay intii wadanka doorashooyinku ka hirgaleen, waxaana aan isku dayayaa in aan lixdaa gobol dadka  dega ee reer s/land mid kasta xantooda iyo wixii aan is leeyahay talo ahaan waad u gudbin kartaa aan uga faa’iidaysto warbaahinta baaxada weyn ee wadanka ka jirta..

Waxaan halkan ku soo gudbinayaa qaybtii 3aad ee qoraalkii magaciisu ahaa lixda gobol ee waaweyn talo ku socota iyo xantooda , waxaana aan u bilaabayaa sidan.

1-      GOBOLKA SANAAG

Gobolka sanaag waxa uu nasuub u yeeshay in uu noqdo gobolka ugu weyn lixda gobol ee s/land.

Waxa kale oo uu nasiib u yeeshay in uu noqdo gobol kaliya ee ku yaala bari ee leh beero ay ka baxaan waybaaha la quuto, shayga waxaynu beerno ugu qaalisan( waa BEEYADA AMA MAYDI )

Waxa kale oo uu leeyahay cimilo aad u fiican iyo biyo wax kasta oo lagu beero ku filan.

Waxa kale oo uu leeyahay ama wali dhaqan waxyaabo badan oo dhulkeena ku yar sida ugaadha faro badan oo aan joogin meelo badan oo wadankeena ka mid ah, waxaana ka mid ah

A-    dibtaagta

B-    bayracda

C-    gara nuugta

iyo qaar kale oo badan

waxaase lagu xantaa gobolkaa bahal maakhirimo ah oo aanay lahay dhamaan dadka kale ee reer s.land

waxaana la yidhaahdaa hadii ay ku arkaan adigoo sidii saxda ahaa wax u wada waxay ku odhanayaa waar ka taa sidaasi maaha si sax ah.

Markaad khaladka u leexiso ayey ku odhanayaa haa hada ayaad sidii loogu talo galay u wadaa ilaa aad khaasaare gacanta galiso.

Kamana ah xaasidnimo ee waa dhaqan ay iska leeyihiin.

WAXAANASE KULA TALIN LAHAA

Ilmaadeerayal waxaad tihiin gobol isku filaansho gaadhi kara waayo waxa leedihiin badii, buurtii, banaankii  iyo biyihii, ee isku daya in aad beeraha beeyada ka dhigtaan qaar ay ka baxaan wax la cuno hadii ay suura gal tahay.

Waxa kale oo gobolka caan ku yahay cimlo aad u fiican oo dhamaan dalkoo dhan marka la eego DEGMADA shiikh ee ka dirsan G/saaxil mooyee meel kale oo la cimilo ahi ma jirto magaalo madaxda gobolka sanaag ee ceerigaabo..

 

GOBOLKA SOOL.

Gobolka sool waxa uu yahay gobol had iyo jeer dadka degaa aanay isku jaho noqon ama aanay isku mawqaf wada noqon marka loo eego waqtiyo badan,

Waxaana ay aad ugu dhagan yihiin ka soo horjeedka madax banaanida s/land

Waxa kale oo ay aaminsan yihiin intooda badani in ay iyagu yihiin kuwa hortaagan aqoonsiga jamhuuriyada s/land ( ama jamhuuriyada geeska Africa)

 

Hadaba gobolkaa sool waxaan odhan lahaa, waar waan idiinku dhaaranayaa in aad c/laahi yuusuf isku isir tihiin oo aad isku qolo tihiin oo aad isku qabiil tihiin, laakiin waxaas oo dhan inagaa isga dhaw oo waxanu nahay isku dal.

Somalidu waxay ku maah maahdaa OODI AB KA DHAW.

 

Waar ilmaadeerayaal dan ku jirtaa maanta ma jirto qabiil iyo isku isir baanu nahaye waxa la idiinka baahan yahay in cidii waxa aad wada leedihiin aad taageertaan, iskana daaya dhawaaqa ah caddaw ayaa na qabsaday oo waanu shihiidaynaa..

 

Waxaan xasuustaya HEESTII nin la yidhaahdo HURE WALANWAL kulaa canbaro iyo wiilashii la socday.

 imisaan hagoognaa oo ceebta aan hortaagnaa.

idinka aad hir foosheen oo hinglo aad ridayseen.

Intaa halabsanayseen sange hud iyo nacab qaba.

Ana hilimo darsnimo iyo hooyaday sinteediyo hilbaa la isku leeyahay u habranaayey xididnimo

Abtiyaal hubsiinada hal waa la siistaa

Hanfade yaanu idin qaadine

Indhaha hoos u soo ruga.

Waxaan uga jeedaa waar sidaa ka daaya oo qayladan aad maalin walba meel ka soo saaraysaan ee ah waa nala qabsaday ee na soo gaadha maaha wixii haru mar lagu gaadhi lahaa ee waxa la idinka baahan yahay waxa shacabkiina dan u ah ee idinka idiin dan ah 

 

SACAD CIISE CUMAR
E-MAIL:-

 

spacer
Reference
NSS-tii
--------
Gobolka Gabiley
 Dhul Boob Dhul Boob
 Xasan Ganey Xasan Ganey
 Cabdi Qays Cabdi Qays
 Muj: Ibrahim Maygaag Muj: Ibrahim Maygaag
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Muj:Farxaan Faacuul Muj:Farxaan Faacuul
 Muj: M. Hashi Muj: M. Hashi
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Dr:Duxood Dr:Duxood
 Saleebaan Gaal Saleebaan Gaal
 Samaale Samaale
 Maxamuud Nuur Maxamuud Nuur
 London London
 Cawke Cawke
 Bayaan Bayaan
 Muj. Cashuur Muj. Cashuur
 Muj:Xasan Ciise Muj:Xasan Ciise
 Maxamed Arabay Maxamed Arabay
 Salaadiin Salaadiin
 Xasan_Gadhweyne Xasan_Gadhweyne
Shuronet
 Halkan ka dhageyso Halkan ka dhageyso
Cartoons
Cartoons
Statistics
Visitors: 10003837


Copyright(C) 2002 Somalilandcenter.com
spacer