spacer
spacer
header
Riyaale VS Sharci
 Guji Garnaqsi Guji Garnaqsi
Audio News
 BBC Somali 04:00 BBC Somali 04:00
 BBC Somali 11:00 BBC Somali 11:00
 BBC Somali 14:00 BBC Somali 14:00
 BBC Somali 18:00 BBC Somali 18:00
 VOANEWS VOANEWS
 Radio Horyaal Radio Horyaal
 Radio Waaheen Radio Waaheen
 Radio Hormuud Radio Hormuud
 Radio Hargeysa Radio Hargeysa
Somaliland Link
Al-Taqwaa
Allaybaday
Aftahan
Awdalnews
Caynaba
Farshaxan
Gabiley
Gaarriye
Golisnews
MALCOLM X
Radio Somaliland
Radio Somaliland Online
Haatuf
Hadhwanaagnews
Halgannews
Hargeysa
Harowo
Hilinkatoosan
Hormoodnews
Hoygasuugaanta
Berbera
Waridaad
Jamhuuriya
Somaliland Org
Somaliland Future
Longlivesomaliland
Somaliland Times
Somaliland Talk
Somaliland News
Kulmiye Info
Saaxil
Sooyaal
Somaliland Poets
Togdheernews
Qarannews

Welcome to Somalilandcenter.com


Home arrow Articles arrow Articles arrow Suldaan Ahmed Cabddillahi Samaalow (Suldaanka Cabdalla Abokor) Waxaan Ku leeyahay Arabsiyo ...

Suldaan Ahmed Cabddillahi Samaalow (Suldaanka Cabdalla Abokor) Waxaan Ku leeyahay Arabsiyo ...
User Rating: / 1
PoorBest 
Friday, 20 June 2008
Muuse Nuur

 

Suldaan Ahmed Cabddillahi Samaalow (Suldaanka Cabdalla Abokor) Waxaan Ku leeyahay Arabsiyo Ciil umagabto Inay Caasimad gobol noqoto ee Hadalkaaga U Fiirso.


Waxa Wax laga yaqyaaqsooda ah hadal dhawaan Ka Soo yeedhay Suldaan Samaale oo yidhi Faraweyne iyo Darasalaam ayaa laga Soo Jarayaa gobalka Hargeysa oo lagu darayaa gobalka Gabilay. Dabadeedna waxa caasimadda gobalkaa riyada noqoneysa Arabsiyo. Waxaan Suldaan Samaalo waxa muuqata inaanad aqoon u lahayn beelaha Baho Cumar lyo Bahabar Aadan ee Jibriil Abokor Waa kuwii geed dheer lyo geed gaaban iskugu taagay gobalnimad Gabilay. Waanay Ku Faraxsan yihiin 100% In Gabllay Waligeedba ahaato caasimadda Gobalka Gabilay. Magaalada Gabilayna waligeed waxay ahaan doontaa magaalada xarunta noo ah gobal ahaan lyo beel ahaanba.Waana Gabilay xarunta gobalka lyo halka dhawaan laga dhisayo Jaamacad Weyn ee Timacade Universiy.

Hadalkaaga aad tidhi Faraweyne lyo Darasalaam ayaa gobalka Gabilay lagu Soo darayaa oo Arabsiyo ayaa xarun u noqoneysa, dadka reer Arabsiyood gudo iyo dibada waxay u arkaan farogalin cad ood ku sameysay arrimaha beesha Jibriil Abokor. Waxaana kuu wanaagsan lnaad hadalkaagaa xaal Ka bixiso.  Waayo waxa dhici kara in hadalkaagaa dhibaato ka dhacdo. Dadka aad Suldaanka u tahay ee degan Geed Abeera, Teysa, Tincadda, Har Cadaad, waxay noloshoodu ku  xidhan tahay oo ay u soo arooraan dooxa Arabsiyood.  Sidaa daraadeed maaha in aad ku hadasho hadalo colaad sokeeye keenaya. Shaqada Suldaankuna waa nabad abuure. Da' ahaana waxaad tahay nin weyn ee cimrigaaga oo tagey ceeb laguma sagootiyo.

Ugu danbeyna Waxaan Suldaan Samaalow ku leeyahay caasimadda Gobalka Gabilay Waa Gabilay. Bahabar Aadan iyo Baho Cumar, ciil uma qabaan Arabsiyoo xarun gobal noqota, ee xarunta gobalka Gabilay waa Gabilay.
Faraweyne iyo Daarasalaam, waligoodba waxay ahaayeen Hargeysa. Gobalka Gabilay maab (map) Cusub madoonayo iyo dhul aan waligiiba Gabilay ka tirsanaan jirin.

Haddii aad adiga iyo wasiirka arrimaha guduhu aad waxaa ka Sheekeysateen waa riyo iyo nin daad qaadey xunbo cuskay.  Suldaan Samaalow Gobalka  Gabilay waxa kuu wanaagsan inaad hanbalyeyso ee taran ka naxu ma wanaagsana.



          Muuse Nuur
          ArabSiyo

spacer
Reference
NSS-tii
--------
Gobolka Gabiley
 Dhul Boob Dhul Boob
 Xasan Ganey Xasan Ganey
 Cabdi Qays Cabdi Qays
 Muj: Ibrahim Maygaag Muj: Ibrahim Maygaag
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Muj:Farxaan Faacuul Muj:Farxaan Faacuul
 Muj: M. Hashi Muj: M. Hashi
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Dr:Duxood Dr:Duxood
 Saleebaan Gaal Saleebaan Gaal
 Samaale Samaale
 Maxamuud Nuur Maxamuud Nuur
 London London
 Cawke Cawke
 Bayaan Bayaan
 Muj. Cashuur Muj. Cashuur
 Muj:Xasan Ciise Muj:Xasan Ciise
 Maxamed Arabay Maxamed Arabay
 Salaadiin Salaadiin
 Xasan_Gadhweyne Xasan_Gadhweyne
Shuronet
 Halkan ka dhageyso Halkan ka dhageyso
Cartoons
Cartoons
Statistics
Visitors: 10003946


Copyright(C) 2002 Somalilandcenter.com
spacer