spacer
spacer
header
Riyaale VS Sharci
 Guji Garnaqsi Guji Garnaqsi
Audio News
 BBC Somali 04:00 BBC Somali 04:00
 BBC Somali 11:00 BBC Somali 11:00
 BBC Somali 14:00 BBC Somali 14:00
 BBC Somali 18:00 BBC Somali 18:00
 VOANEWS VOANEWS
 Radio Horyaal Radio Horyaal
 Radio Waaheen Radio Waaheen
 Radio Hormuud Radio Hormuud
 Radio Hargeysa Radio Hargeysa
Somaliland Link
Al-Taqwaa
Allaybaday
Aftahan
Awdalnews
Caynaba
Farshaxan
Gabiley
Gaarriye
Golisnews
MALCOLM X
Radio Somaliland
Radio Somaliland Online
Haatuf
Hadhwanaagnews
Halgannews
Hargeysa
Harowo
Hilinkatoosan
Hormoodnews
Hoygasuugaanta
Berbera
Waridaad
Jamhuuriya
Somaliland Org
Somaliland Future
Longlivesomaliland
Somaliland Times
Somaliland Talk
Somaliland News
Kulmiye Info
Saaxil
Sooyaal
Somaliland Poets
Togdheernews
Qarannews

Welcome to Somalilandcenter.com


Home arrow Articles arrow Articles arrow Mujaahid Muuse Biixi waa Halyay U Qalma Hogaaminta Dalka

Mujaahid Muuse Biixi waa Halyay U Qalma Hogaaminta Dalka
User Rating: / 8
PoorBest 
Tuesday, 01 July 2008

Mohammed Osman H Hassen

 

Mujahid Muuse Biixi waa Halyay u qalma hogaaminta dalka 

Marka hore Salaan Somaliland Centre.
Ta labaad waxaan gocday inaan halkan hoosta kaga xariiqo inuu Muj Muuse Biixi yahay halyay u qalma lee yahayna sansaanteedii Madaxa hogaaminta dalka si Madaxwaynaha Somaliland.

waayo? Marka hore waxa uu ka mid ahaa mujahidiintii safka hore waqtigii dalka xornimadiisasu socotay nasiib wanaagna guushii dhaliyay, maantana reer Somaliland oo dhami midhaheedi ay cunayaan.

Mujaahidku markii dalka dib udhisidiisu bilaabantayna aan mar keliya ka dhex bixin oo marxald kastana ka qayb qaatay kuna amaanan si fiicanna u gutay.

Mujaahidaka sidaynu la socono imika muddo bilo gaadhaysa ayaa loo doortay inuu noqdo ku xigeenka gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye, mudadaana waxaan odhan karaa waxa uu soo hooyay guulo la taaban karo. Waxaana ka mid ahayd heshiiskii Xisbiyada iyo dawladda oo uu isagu hormuud ka ahaa.

Mujaahidka heshiiskaa markuu qalinka ku duugay, debecsaanna muujiyay markii wada hadalku socday. Dadkii yaqaanay Muj. Muuse Biixi amakaag lama filaanbay ku noqotay. Waayo, dadka reer Somaliland waxay uga barteen inuu yahay nin mowqifkiisu adagyahay. Laakiin is may waydiin maxuu u adag yahay. Taasna waxaa cataatay inuu yahay ninka lexejeclada wadanka ka shaqaynaya  oo aan ogolayan inay dalka si qaldan wax u dhacaan ee sida wanaagu ku jiro uu wax u wado.

Muj. Muuse Biixi qudbaddii uu ka jeedayay walqashii Gobolka Hawd magaala madaxdiisa Baligubadleh waxay ahayd tii ugu dheerayd marka loo eego hadalda madaxda kale jeediyeen uguna nuxurka iyo taariikhda badan. Taa oo xambaarsanayd kana tarjumaysay inuu Mujaahidku yahay nin dadka reer Somaliland meelkasta oo ay joogaanba isugu mid yihiin wanaagooda iyo sharaftoodana ilaalinaayo.

Markaaa waxaan hadalkayga ku soo gabagabaynayaa inuu Mujaahid Muuse Biixi yahay nin hogaanka wadanka u wadi kara si cadaaladi ku jirto ILLAAHAYNA ha ku gargaaro.

Wa bilahi tawfiiq

Mohammed Osman H Hassen

spacer
Reference
NSS-tii
--------
Gobolka Gabiley
 Dhul Boob Dhul Boob
 Xasan Ganey Xasan Ganey
 Cabdi Qays Cabdi Qays
 Muj: Ibrahim Maygaag Muj: Ibrahim Maygaag
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Muj:Farxaan Faacuul Muj:Farxaan Faacuul
 Muj: M. Hashi Muj: M. Hashi
 Dr:Gaboose Dr:Gaboose
 Dr:Duxood Dr:Duxood
 Saleebaan Gaal Saleebaan Gaal
 Samaale Samaale
 Maxamuud Nuur Maxamuud Nuur
 London London
 Cawke Cawke
 Bayaan Bayaan
 Muj. Cashuur Muj. Cashuur
 Muj:Xasan Ciise Muj:Xasan Ciise
 Maxamed Arabay Maxamed Arabay
 Salaadiin Salaadiin
 Xasan_Gadhweyne Xasan_Gadhweyne
Shuronet
 Halkan ka dhageyso Halkan ka dhageyso
Cartoons
Cartoons
Statistics
Visitors: 10003839


Copyright(C) 2002 Somalilandcenter.com
spacer